Caddaalada iyo Garsoorka – Mabaadiida Qaransoor

Caddaalada iyo Garsoorka – Mabaadiida Qaransoor

Mid ka mid ah mabaadi’da guud ee Xisbiga Qaransoor waa caddaaladda iyo garsoorka, kuwaasoo ah tiirarka aasaasiga ah ee xisbiga ku taagan yahay. Caddaalad in la dhiso oo lagu dhaqmo waa sabab muhiim ah oo ka mid ah ujeedooyinka xisbiga,…

 Shirweynaha Qaransoor oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaransoor oo ka furmay Muqdisho

Maanta ay taariikhda ku beegan tahay 12.5.2025, waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ku qabsoomay shirweyne si heer sarre loo soo aggaasimay. Shirkaas waxaa kasoo qayb galeen marti sharaf kala duwan, oo ay kamid yihiin xildhibaano, aqoonyahaanno, oday dhaqmeedyo, iyo…