Hiigsiga, Xisbiga Qaransoor U hawlgelida sidii loo heli lahaa qaran awood u leh isku filnaansho dhaqaale iyo mid amni, horumarinta laamaha sirdoonka iyo militariga, la dagaalanka xagjirnimada, dhisida nidaam waxbarasho oo ku dhisan tayo aqooneed iyo mid diineed. Nagu Saabsan Xisbiga Qaransoor ayaa raba inuu la yimaado fikir iyo dhaqdhaqaaq dhiirrigeliya danaha umadda, gaar ahaan ujeedada Faahfaahin Dukaan Fiiri alaabada ugu cusub dukaanka kaliya halkaas oo 100% macaashka ay galaan xisbiga Qaransoor.Dukaan. Nagu Soobiir Waxaan raadineynaa qof Daneeyaayo, Qaransoor hibo leh oo ku soo biira kooxdayaga oo wadankaan ka dhigaya buluug. Nagu Saabsan Mask Kulamada Mask Wararka Mask Nagu Deeq Mabaadii'da Guud Caddaalada & Garsoorka “Caddaalad in la dhiso oo lagu dhaqmo waa mid ka mid ah asbaabaha ay u taagan tahay Xisbiga Qaransoor.” Nidaam Waxbarasho aan Horey Loo Arag "Dhisida nidaam waxbarasho oo ku dhisan illaalinta caqlaaqda, diinta Islaamka, teknollijiyada, soo saarista xirfadleyaal iyo illaalinta taariikhda ummada Soomaaliyeed." Dhisida Awood Militari & Haayad Sirdoon “U hawlgelida sidii loo dhisi lahaa awood ciidan iyo haayad sirdoon qaran oo tayo fiican leh.” Dhisida Nidaam Dhaqaale "Dhisida nidaam dhaqaale oo ku dhisan Illaalinta xaqquuqal insaanka, rag iyo dumarba la siiyo fursado loo siman yahay." Fiiri Dhamaan Mabaadii'da Ma dooneysaa qarannimo Soomaaliyeed? Nagu Soo Biir Wararka Fiiri Dhamaan Wararka Sawirrada Twitter @Qaransoor Tweets by UNSomalia