Xisbiga Qaransoor waa xisbi siyaasadeed. Xisbiga ayaa raba inuu la yimaado dib u habeyn siyaasadeed, helitaanka iyo jiritaanka qarannimada ummada Soomaaliyeed.
Ujeedka Qaransoor waa u hawlgelida sidii loo heli lahaa qaran awood u leh isku filnaansho dhaqaale iyo mid amni. Sharaf iyo qiyam wanaagsan ku leh masraxa dunida isbeddelka joogtada ah ku socda.
Xisbiga Qaransoor (Q) ayaa raba inuu dalka ka hirgeliyo dib u habeyn siyaasadeed oo cusub, inuu la yimaado fikir iyo dhaqdhaqaaq dhiirigeliya danaha ummada, helitaanka iyo jiritaanka qarannimada ummada Soomaaliyeed.
© 2021, Qaransoor. Xaquuqda Waa ay dhowran tahay