Ku Biir Xisbiga
Foomkaan waa foomka diiwaan gelinta xubnaha cusub ee xisbiga Qaransoor. Qof walbo oo lagu diiwaan gelinaayo waa inuu noqdaa qof raali ka ah diiwaan gelintaasi, ogalaaday sharuudaha xubinnimada xisbiga Qaransoor iyo dastuurkiisa.
Sidoo kale halkaan hoose kala deg Foomka diiwaan gelinta xubnaha cusub ee Xisbiga Qaransoor.

Xisbiga Qaransoor
- +252 61 4555333
-
Makkah Al-Mukaramah,
KM4, Banadir(BN)
Mogadishu, Somalia(SO) - info@qaransoor.so