Cabdijabaar Sh. Axmed waa guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, Soomaaliya, wuxuu kusoo barbaaray degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.?Cabdijabaar Sh. Axmed waa guddoomiyihii ugu horeeyay ee xisbiga Qaransoor loogu magacaabay si ku meel gaar ah (Guddoomiye KMG). 1-da agoosto 2020 ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha xisbiga Qaransoor ee shanta sano soo socoto.
Waa qoraa iyo falanqeeye siyaasadda arrimaha dibadda, sirdoonka iyo militariga oo ka tirsan Somalism.so Waa aasaasaha wakaaladda Somalism oo ay wax ku qoreen in ka badan 70 qof.
Waxaad kala xariiri kartaa:
Emailka:?guddoomiyaha@qaransoor.so
Facebooga riix halkaan:?Abdijabaar Sh. Ahmed
Barasho Wanaagsan!