Team Showcase

Maxamed Afrax

Maxamed Aadan ?Afrax waa Xoghaayaha guud ee xisbiga Qaransoor. Wuxuu ku dhashay degmada Afgooye, Shabelleda Hoose, Soomaaliya. Waa muwaadin Somaaliyeed oo aaminsan in loo baahan yahay jiritaanka qarannimo Soomaaliyeed oo xoogan. Wuxuu jaamacada heerkiisa koowaad ku qaatay dalka Yemen, wuxuuna bartay Maamulka iyo Maareynta. Wuxuu gudaha dalka Yemen lasoo shaqeeyey haayado kala duwan sida haayada …

Maxamed Afrax Read More »

Cabdijabaar Sh. Axmed

Cabdijabaar Sh. Axmed waa guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, Soomaaliya, wuxuu kusoo barbaaray degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.?Cabdijabaar Sh. Axmed waa guddoomiyihii ugu horeeyay ee xisbiga Qaransoor loogu magacaabay si ku meel gaar ah (Guddoomiye KMG). 1-da agoosto 2020 ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha xisbiga Qaransoor ee shanta sano soo socoto. …

Cabdijabaar Sh. Axmed Read More »

Boos Banaan

Xisbiga Qaransoor malahan maanta hoggaamiye si rasmi ah loo doortay, sababaha jira ayaa ah waxaan raadinaynaa hoggaamiye daacad ah, dhaqankiisuna yahay run-sheegis oo u qalmo inuu hoggaamiyo dalka iyo dadka Soomaaliyeed.? ? Halkaan hoose ka akhriso sharuudaha loogu baahan yahay hoggaamiyaha xisbiga Qaransoor. Qodobka 21aad ee dastuurka xisbiga: Hoggaamiyaha Xisbiga Hogaamiyaha xisbiga waxa dooranaya Shirwaynaha …

Boos Banaan Read More »

Wafa W. Axmed

Wafa W. Axmed waa aqoonyahanad Soomaaliyeed oo wax ku baratay dalka Norway. Shahaadada 1aad ee jaamacada waxay baratay Farmasiga, sidoo kale waxay heerkeeda labaad ee jaamacada ka diyaarisay Farmasiga (Master of Pharmacy (MPharm) Pharmacists) Waxay shahaadooyin xirfad leh ka haysataa kuliyada hoggaanka iyo maamulka. Waxayna la soo shaqeysay shirkadaha daawooyinka sida Boots, Opotek 1 iwm. …

Wafa W. Axmed Read More »

Jibriil Maxamed

Jibriil Maxamed wuxuu ahaa safiirka hay’adda Association of Afrikan Descendents u fadhiya Midawga Afrika. Shaqadiisu waxay ahayd inuu ka shaqeeyo isku-xidhka labada hay’addood, soo bandhigidda danaha hay’adda uu ku matalo golaha, iyo wuxuu iskuduwe ka ahaa mashaariicda ay hay’adda qabato. Shaqadii ugu muhiimsanayd uu qabtay waxay ahayd mid ay ku diyaariyay barnaamij uu ugu magac …

Jibriil Maxamed Read More »

Maxamedamin Axmed

Maxamedamin Axmed Siraad waa Xoghaayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga Qaransoor. Wuxuu ku dhashy degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, waa muwaadin Soomaaliyeed oo aaaminsan Jiritanka qaranimo Soomaaliyeed iyo Midnimada. Heerkiisa koowaad ee jaamacada wuxuu ku qaatay dalka Kiinya, wuxuuna bartay Bachelor Of Gender Development Studies, waxuu kasoo shaqeeyay ORM company International Studies And Medical Treatment …

Maxamedamin Axmed Read More »

Scroll to Top