Xisbiga Qaransoor Wuu Soo Dhaweeynayaa Heshiiska ay DF iyo Dawladd Gobolleedyada ay ka Gaadheen Arrimaha doorashooyinka 2020/21
Xisbiga Qaransoor isagoo tixraacaya war-saxaafadeedka laga soo saaray qaabka doorasho ee uu dalka gali doono, wuxuu taageeraya nidaamka “Ergo Deeggan doorasho” ee lagu heshiiyay. Hannaanka Doorashada Deegaameysan ayaa dhigaya in deegaanada lagu soo dooranayo Xildhibaannada la kordhiyo, lana gaarsiiyo illaa 4 deegaan, sidoo kale Ergada soo dooraneysa ayaa la gaarsiiyay 303 Ergo oo ilaa 3 …