War saxafadeed: Dagaalka Balad Xaawo

War saxafadeed: Dagaalka Balad Xaawo Xisbiga Qaransoor wuxuu boggaadinaya dadaalladii ciidamadda iyo saraakiishi dawladda ay kaga guuleysteen ciidamadda nabad diidka ah ee hoostaga dalal shisheeye. Xisbigu wuxuu aaminsan yahay in hawlgalkan uu ahaa mid aad loogu baahna si loo adkeeyo amniga deegankaas. Isagoo xisbiga ogsoon xaalladdahan oo kale inay dhibaateeyn karto bulshada, wuxuu? tacsi tiiranyo …

War saxafadeed: Dagaalka Balad Xaawo Read More »