Xisbiga Qaransoor wuxuu ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaa munaasabadda 1-da Luulyo.
Maanta oo kale 62 sannadood ka hor waxaa midoobay labadii gobol ee ay kala maamuli jireen gumaystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga. Guud ahaan, inta badan dadka Soomaalida ah way wada garanayaan in gobolladii Waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyaddooda gumeystihii Ingiriiska ka qaateen 26-kii bisha Juun ee sannadkii 1960-kii iyo in 1-dii Luulyo ee isla sannadkaas ay …