Qudbada Guddoomiyaha Cusub ee Xisbiga Qaransoor
Salaamu caleykum. Ugu horreyn Alle ayaa mahad iska leh oo ii suurtageliyay inaan ku guuleeysto masuuliyaddan culus. Waxan si gaar ah u mahadcelinaya Hogaamiyaha Xisbiga Qaransoor Mudane Cabdijabaar Sh.Axmed oo runtii kaalin weyn ka geeystay olalahyga doorashada, iyo dhamaan golaha fulinta xisbiga oo codkooda i siiyay iyo ugu danbeyn asxaabta kale oo dhan ee olalaha …