Xisbiga Qaransoor Wuxuu Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaa Dhammaan Ummada Soomaaliyeed iyo Ehelada iyo Qaraabada ay Ka Geeriyootay Illaahay Ha u Naxariistee Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe
Dr. Xaawa Cabdi Dhiblaawe, waxay ahayd Soomaali u ololeyneysay xuquuqda dadka, qareen, iyo dhakhtar. Waa aasaasaha Xarunta Caafimaad ee Hooyada iyo Dhallaanka iyo hay?adda Doctor Xawa Cabdi Foundation. Sannadkii 2010-kii, waxaa loo magacaabay Abaalmarinta Glamour ee Haweeneyda Sannadka. Sidoo kale waxay mar ka mid noqotay dadka loo soo magacaabay abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Prize. …