July 2022

Waxaa curatay ‘ilbaxnimo cusub ee Soomaaliyeed’

Waxaa curatay ‘ilbaxnimo cusub ee Soomaaliyeed’ Anigoo ah hogaamiyaha cusub ee Xisbiga Qaransoor, Cabdijabaar Sh. Axmed Jibriil waxaan marka hore Alle swc ugu mahadcelinayaa, ugu baryayaa inuu igu garab siiyo masuuliyadaan cusub ee aan qaaday Waxaa u mahadcelinayaa Golaha Fulinta ee Xisbiga Qaransoor iyo dhammaan taageeridiisa oo runtii igu aaminay iina doortay inaan hoggaamiyo xisbiga …

Waxaa curatay ‘ilbaxnimo cusub ee Soomaaliyeed’ Read More »

War murtiyeedka ka soo baxay Shirweynaha Qaran ee Xisbiga Qaransoor

Maanta waxaa magaalada caasimadda dalka ee Muqdisho xisbiga Qaransoor uga qabsoomaya shirweyne Qaran halkaaso ay isugu yimaadeen xubnaha Golaha Fulinta sare iyo dhamaan xubnaha xisbiga. Waxa kaloo shirweynaha kasoo qeeybgalay marti sharaf kale duwan oo ka kala socotay hay’addaha dawladda, bulshada rayidka, masuuliyiinta xisbiyada qaarkiisa iyo dhalinyarta. Xisbiga Qaransoor ayaa shirweynaha kusoo bandhigay afkaarta iyo …

War murtiyeedka ka soo baxay Shirweynaha Qaran ee Xisbiga Qaransoor Read More »

Kulanka Xisbiga Qaransoor iyo Xisbiga Dhulka Hooyo

Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor ahna Musharax u taaggan xilka Hoggaamiyaha Xisbiga Qaransoor mudane Cabdijabaar Sh. Axmed Jibriil ayaa kulan la qaatay Hoggaamiyaha Xisbiga Dhulka Hooyo, mudane Cabdiraxmaan Macallin Axmed Ablaal. Labada dhinac ayaa kawada hadlay sidii hal dhinac loogu soo horjeesan lahaa qaabka dalka loogu saari lahaa nidaamka hadda lagu xukumo ee (4.5) kaasoo duleystay dalka …

Kulanka Xisbiga Qaransoor iyo Xisbiga Dhulka Hooyo Read More »

Xisbiga Qaransoor wuxuu ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaa munaasabadda 1-da Luulyo.

Maanta oo kale 62 sannadood ka hor waxaa midoobay labadii gobol ee ay kala maamuli jireen gumaystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga. Guud ahaan, inta badan dadka Soomaalida ah way wada garanayaan in gobolladii Waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyaddooda gumeystihii Ingiriiska ka qaateen 26-kii bisha Juun ee sannadkii 1960-kii iyo in 1-dii Luulyo ee isla sannadkaas ay …

Xisbiga Qaransoor wuxuu ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaa munaasabadda 1-da Luulyo. Read More »

Scroll to Top