May 2022

Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor Cabdijabaar Sh. Axmed ayaa warqad Hambalyo u diray ummada Soomaaliyeed oo ku aadan huska maalinta 15 maay ee ururkii SYL

Anigoo ah Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor, Cabdijabaar Sh. Axmed waxaan halkaan ugu Hambalyeynayaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed meel walbo oo ay dunida ka joogaan iyo halgamayaasha maanta ee Xisbiga Qaransoor. Maanta oo kale xisbiga SYL, Subaxnimadii 15 Maay 1943, waa wakhtigii ay tageen xafiiskii Dhiinsiga Ingiriiska, iyagoo wata codsigii (petition) lagu dalbayey ruqsada …

Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor Cabdijabaar Sh. Axmed ayaa warqad Hambalyo u diray ummada Soomaaliyeed oo ku aadan huska maalinta 15 maay ee ururkii SYL Read More »

Xisbiga Qaransoor ayaa Hambalyo iyo Baaq ku aadan samata-bixinta dalka u diray Madaxweynaha cusub ee ay doorteen Baarlamaanka 11aad Mudane Xassan Sheekh Maxamuud

Xisbiga Qaransoor ayaa Hambalyo iyo Baaq ku aadan samata-bixinta dalka u diraya Madaxweynaha cusub ee ay doorteen Baarlamaanka 11aad Mudane Xassan Sheekh Maxamuud.  Marka hore Xisbiga Qaransoor wuxuu Hambalyo u dirayaa Madaxweynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqon doona madaxweynaha 10-aad ee JFS Soomaaliya. Annagoo isku duuban waxaan ku leenahay mudane Madaxweyne …

Xisbiga Qaransoor ayaa Hambalyo iyo Baaq ku aadan samata-bixinta dalka u diray Madaxweynaha cusub ee ay doorteen Baarlamaanka 11aad Mudane Xassan Sheekh Maxamuud Read More »

Scroll to Top