Xisbiga Qaransoor wuxuu ciidamada XDS ugu Hambalyeynayaa munaasabadda 62-sano guuradda ka soo wareegatay aas-aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Xisbiga Qaransoor wuxuu ciidamada XDS ugu hambalyeynayaa munaasabadda 62-sano guuradda ka soo wareegatay aas-aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidanka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa ku shaqeeya marxaladdo adag haddii ay tahay rabshado, danaysteyaal, ama in ciidamada loo addeegsado dano gaar ah. Maamul-xumada iyo hoggaan-xumada haysato ciidamada awgeed aad loogama faa’idaysto joojinta colaadaha la xariira qabiilka iyo …

Xisbiga Qaransoor wuxuu ciidamada XDS ugu Hambalyeynayaa munaasabadda 62-sano guuradda ka soo wareegatay aas-aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Read More »