Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor ayaa u magacaabay Aamiin Daahir Cabdi Kuxigeenka Madaxa Warfaafinta ee Xisbiga Qaransoor
Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha u magacaabay Aamiin Daahir Cabdi, Kuxigeenka Madaxa Warfaafinta ee Xisbiga Qaransoor. Taariikhda marka ay ahayd 18 oktoober 2021, waxaa xafiiska Guddoomiyaha ka soo baxday warqad lagu magacaabay masuulkaan cusub. “Anigoo ah Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor, Cabdijabaar Sh.Axmed waxaan maanta oo ay taariikhdu tahay 18 …