May 2021

War saxaafadeed: Xisbiga Qaransoor wuxuu soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray Doorashada dalka

Xisbiga Qaransoor wuxuu soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray qalallaasihiii doorashada ee muddada soo jiitamaayay. Khilafaadka Heshiiska Doorashada dartiisa waxaa lagu barakiciyey shacab badan oo aan waxbo galabsanin. Muddooyinkaan dambe xisbiga Qaransoor wuxuu si gaar ah ula socday khilafaadka ka dhashay doorashooyinka, wuxuu xaqiiqsaday inay jiraan dad badan oo u baahan in hangool la iskeega qabto …

War saxaafadeed: Xisbiga Qaransoor wuxuu soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray Doorashada dalka Read More »

Warqada Hambalyada ee Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor Cabdijabaar Sh. Axmed oo ku aadan huska maalinta 15 Maay aasaaskii ururka SYL

Anigoo ah Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor, Cabdijabaar Sh. Axmed waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed meel walbo oo ay dunida ka joogaan iyo halgamayaasha maanta ee qaransoorka ah. Maanta oo kale xisbiga SYL, Subaxnimadii 15 Maajo 1943, waa wakhtigii ay tageen xafiiskii Dhiinsiga Ingiriiska, iyagoo wata codsigii (petition) lagu dalbayey ruqsada …

Warqada Hambalyada ee Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor Cabdijabaar Sh. Axmed oo ku aadan huska maalinta 15 Maay aasaaskii ururka SYL Read More »

‘Haddii aysan caddaalad jirin, Nabad ma jiri karto, maxaa yeelay nabadda waxay ka dhalataa caddaalada’

Dowladnimada Soomaaliya maanta waxay ku dhisan tahay waxa ay ugu yeereen ‘Nidaam’ 4.5, iyadoo aanan cadeyn dhab ah loo haynin ama aan tirokoob lagu sameynin bulshada ayaa waxaa la yiri adinka waa la inka sareeyaa oo waa la idinka tiro badan yahay. Sida aan ogsoonahay ma ahan aragti ay Soomaali oo dhan kawada fadhiisatay oo …

‘Haddii aysan caddaalad jirin, Nabad ma jiri karto, maxaa yeelay nabadda waxay ka dhalataa caddaalada’ Read More »

Scroll to Top