War saxaafadeed: Xisbiga Qaransoor wuxuu soo dhaweynayaa go’aanka baarlamaanka qaatay maanta 12.04.2021

Xisbiga Qaransoor waa xisbiga marwalbo u taagan in nidaamka siyaasadda dalka isbeddel lagu sameeyo, waana lagama maarmaan in qaab-siyaasadeedka Gudaha iyo Siyaasadda Arrimaha Dibada dalkeena wax badan laga beddelo. Sidaas awgeed, Xisbiga Qaransoor wuxuu soo dhaweynayaa go’aanka baarlamaanka qaatay maanta oo ay u coddeeyeen in dalka uu aado doorasho qof iyo cod ah taasoo muddo …

War saxaafadeed: Xisbiga Qaransoor wuxuu soo dhaweynayaa go’aanka baarlamaanka qaatay maanta 12.04.2021 Read More »