War Saxaafadeed: Qaraxii maqaayada Luul Yemeni ee degmada Xamar Jajab

Xisbiga Qaransoor wuxuu tacsi u dirayaa dhammaan umada Soomaaliyeed, ehelada iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen illaahay ha u naxariistee dadkii ku geeriyooday qaraxii xalay ka dhacay maqaayadda Luul Yemeni degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Dadkii ku dhaawacmayna illaahay swc caafimaad degdeg ah ha siiyo. “Innaalillaah waa innaa illaahay raajucuun’ Jannada Illaahay haka waraabiyo dhammaan …

War Saxaafadeed: Qaraxii maqaayada Luul Yemeni ee degmada Xamar Jajab Read More »