February 2021

War saxaafadeed: Kiiska badda Soomaaliya iyo hudada ay ku jirto dowladda dhexe

Dhageysiga dacwadda badda ayaa la billaabi doonaa 15-ka bisha Maarso sida markii horeba qorshuhu ahaa. Kiiska badda Soomaaliya ee ay dowladda Kenya muranka gelisay waxaa dowladda dhexe loogu baahan yahay inay la imaado qaabkii loo soo celin lahaa baddeena muranka la geliyay. Dowladdana waxaa ka muuqato diyaar garoow la?aan, sida ka muuqato waxaa ugu muhiimsan …

War saxaafadeed: Kiiska badda Soomaaliya iyo hudada ay ku jirto dowladda dhexe Read More »

WAR SAXAAFADEED “Waa nasiib xumo in dhiig la daadiyo.”

Innaalillaah waa innaa illaahay raajucuun ? illaahay ha u naxariisto dhammaan ehelada iyo qaraabada ay ka geeriyoodeen wiilashii Soomaaliyeed ee ku geeriyooaday iska hor imaadka xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Dadka ku dhaawacmay sidoo kale illaahay caafimaad degdeg ha siiyo. Waa nasiib xumo in dhiig Soomaaliyeed la daadiyo. Haddii dastuurka dhigaayo in shacabka …

WAR SAXAAFADEED “Waa nasiib xumo in dhiig la daadiyo.” Read More »

War saxafadeed: DIGNIIN iyo talo soo jeedin

Xisbiga Qaransoor wuxuu walaac badan ka muujinayaa banaan baxa lagu dhawaaqay oo ka dhacaya magaalada Muqdisho, iyada oo dadweynaha ay iskugu imaanayaan Taalaada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, maalinta Jimcaha ee taariikhdu tahay 19-ka Febraayo. Xisbiga Qaransoor, wuxuu si xoog leh u cambaareeynaya in banaan bax lagu dhawaaqo iyadoo xaaladda dalka ay sidaan tahay. Dalka …

War saxafadeed: DIGNIIN iyo talo soo jeedin Read More »

War Saxaafeed: Khilaafka doorashada – 2021

Xisbiga Qaransoor wuxuu soo dhoweynayaa dadaalada ay sameeyeen madaxda dalka si loo gaaro heshiis doorasho. Wadahadalladii ugu dambeeyay ee lagu qabtay Dhuusamareeb (1-6 Febraayo) horumar ayaa laga sameeyay, waxaana lagu heshiiyay qodobo badan oo muhiim ah, laakiin laguma wada heshiinin dhammaan qodobadii la isku haystay ee taagnaa. Xisbiga Qaransoor wuxuu aaminsan yahay in weli ay …

War Saxaafeed: Khilaafka doorashada – 2021 Read More »

Scroll to Top