Xuquuqda Dhalinyartu Waa in La Dhawraa
Shirka ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Maamulada Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirkaas wuxuu ka dhacay magaalada Mugdisho intii u dhaxaysay 13 -17 Sebteember 2020. Shirkan waxa uu dabasocday kulamo isdaba joog ahaa oo kasoo bilowday Dhuusamareeb 1 oo ay isugu yimaadeen Madaxweynayaasha …