August 2020

Xisbiga Qaransoor Wuu Soo Dhaweeynayaa Heshiiska ay DF iyo Dawladd Gobolleedyada ay ka Gaadheen Arrimaha doorashooyinka 2020/21

Xisbiga Qaransoor isagoo tixraacaya war-saxaafadeedka laga soo saaray qaabka doorasho ee uu dalka gali doono, wuxuu taageeraya nidaamka “Ergo Deeggan doorasho” ee lagu heshiiyay. Hannaanka Doorashada Deegaameysan ayaa dhigaya in deegaanada lagu soo dooranayo Xildhibaannada la kordhiyo, lana gaarsiiyo illaa 4 deegaan, sidoo kale Ergada soo dooraneysa ayaa la gaarsiiyay 303 Ergo oo ilaa 3 …

Xisbiga Qaransoor Wuu Soo Dhaweeynayaa Heshiiska ay DF iyo Dawladd Gobolleedyada ay ka Gaadheen Arrimaha doorashooyinka 2020/21 Read More »

Xil Magacaabis: Madaxa Siyaasada Arrimaha Gudaha

Xisbiga Qaransoor wuxuu maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 09.08.2020 xil u magacaabay Jibriil Maxamed Axmed oo noqon doona Madaxa Siyaasada Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Qaransoor. Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Xisbiga Qaransoor, Cabdijabaar Sh. Axmed ayaa lagu shaaciyey in Jibriil Maxamed Axmed uu noqon doono Madaxa Siyaasada Arrimaha Gudaha ee xisbiga. Guddoomiyaha ayaa …

Xil Magacaabis: Madaxa Siyaasada Arrimaha Gudaha Read More »

Xisbiga Qaransoor Wuxuu Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaa Dhammaan Ummada Soomaaliyeed iyo Ehelada iyo Qaraabada ay Ka Geeriyootay Illaahay Ha u Naxariistee Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe

Dr. Xaawa Cabdi Dhiblaawe, waxay ahayd Soomaali u ololeyneysay xuquuqda dadka, qareen, iyo dhakhtar. Waa aasaasaha Xarunta Caafimaad ee Hooyada iyo Dhallaanka iyo hay?adda Doctor Xawa Cabdi Foundation. Sannadkii 2010-kii, waxaa loo magacaabay Abaalmarinta Glamour ee Haweeneyda Sannadka. Sidoo kale waxay mar ka mid noqotay dadka loo soo magacaabay abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Prize. …

Xisbiga Qaransoor Wuxuu Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaa Dhammaan Ummada Soomaaliyeed iyo Ehelada iyo Qaraabada ay Ka Geeriyootay Illaahay Ha u Naxariistee Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe Read More »

Scroll to Top